Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulankii Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Raysal wasaaraha oo war lagasoo saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Qoraal kooban kasoo saaray kulankii dhexmaray isaga iyo Raysal wasaaraha ayuu ku sheegey iney kawada hadleen Arimaha Doorashada ku xeeran.

“Waxaan Raysal wasaaraha kawadahadalney in la dhameeyo Khilaafka taagan, Sidii Doorasho xalaal ah oo Xor looyahay ay u dhici lahayd” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur .

Wuxuu kaloo sheegay in kulanka ay ugawada hadleen Arimaha Gobolka Gedo.

Kulanka oo ahaa qarsoodi markii hore ayaa banaanka usoo baxay kadib markii mid kamida Shaqaalaha Villa Soomaaliya uu u dusiyey Saxaafadaha xogta kulanka.

Xogta kulankaan iyo Faahfaahinba kala soco Puntlandi.com

The post Kulankii Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Raysal wasaaraha oo war lagasoo saaray appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this