Sign in to follow this  
Deeq A.

Wariye Axmed Cabdinuur oo ku geeriyooday magaalada London

Recommended Posts

Deeq A.   

Mid ka mid ah wariyeyaashii rug-caddaaga ahaa ee ugu caansanaa laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ku geeriyooday magaalada London ee waddanka Ingiriiska.

Axmed Cabdinuur, oo Soomaalidu ay si weyn magaciisa iyo codkiisaba u yaqaanneen ayaa u geeriyooday xanuunka safmarka ah ee Covid-19, sida ay noo xaqiijisay xaaskiisa.

Marxuumka ayaa BBC-da ku biiray bishii June ee sanadkii 1996 wuxuuna noqday weriyaha Laanta Afka Soomaaliga ee magaalada Muqdisho.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this