Sign in to follow this  
Deeq A.

Ruugcadaa saxaafadeed oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16099442190946935.jpg?resize=720%

Weriyihii caanka ahaa Axmed Cabdinuur ayaa maanta ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Axmed Cabdinuur ayaa sida eheladiisu sheegeen u geeriyooday xanuunka safmarka ah ee Covid-19.

Axmed Cabdinuur ayaa sanadkii 2019-kii ka fariistay shaqada Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da, oo markii hore uu ku soo biiray sanadkii 1996.

Axmed Candinuur ayaa shaqada saxaafadda ku soo biiray 1982 markaas oo Radio Muqdsho uu ka shaqo billaabay.

PUNTLAND POST

The post Ruugcadaa saxaafadeed oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this