Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo bixineyso magta marxuumad Nadiiro Faysal Shire

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda amniga dowlad goboleedka Puntland, Cabdisamad Maxamed Galan oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee marxuumad Nadiiro Faysal Shire oo dhowaan lagu dilay gudaha magaalada Garoowe.

Galan ayaa sheegay in Puntland ay bixineyso magta gabadhaasi yar oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray rasaas ay ku fureen ciidanka maamulkaasi.

Warqaddda ka soo baxday xafiiska wasiirka ayaa lagu socod-siiyay wasaaradda Maaliyadda Puntland, iyada oo sidoo kale la ogeysiiyay qoyska marxuumadda.

 Halkan hoose ka aqriso:two-rotated-1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this