Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Guddiga Doorashada K/Galbeed oo ku laabtay Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga Doorashooyinka maamulkaas.

Guddiga ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku qaadanayay tababar la xiriira arrimaha Doorashooyinka.

Muddada kooban ee tababarka u socday ayaa lagu baray nidaamka maamulka doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka, taasoo ay bixinayeen khubaro aqoon u leh arrimaha doorashooyinka.

WhatsApp-Image-2021-01-05-at-13.21.02-10 WhatsApp-Image-2021-01-05-at-13.21.04-10 WhatsApp-Image-2021-01-05-at-13.21.08-10 WhatsApp-Image-2021-01-05-at-13.21.15-10 WhatsApp-Image-2021-01-05-at-13.21.23-10 WhatsApp-Image-2021-01-05-at-13.21.25-10 WhatsApp-Image-2021-01-05-at-13.21.26-10

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this