Sign in to follow this  
Deeq A.

Xayiraado Kale Oo Lagu Soo Rogay Britain

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London)-Raysal Wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa waxa uu ku dhawaaqay in England la gelin doono xayiraad qaran si loo xakameeyo xaaladaha fayraska korona ee aadka u sii badanaya.

Dadka ayaa waxaa la amray in aanay guryaha ka soo bixin laga bilaabo maanta, iyadoo dhammaan iskuullada la amray in la xidho, imtixaanadii la qaadi jiray xilli xagaagana meesha ayaa laga saaray.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this