Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoorqoor oo Muqdisho kusoo laabtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor ayaa Muqdisho soo gaaray isagoo kasoo safray Caasimada Puntland ee Garowe.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa u yeeray Madaxweyne Farmaajo, wuxuuna caawa kulan la qaadanayaa Madaxweyne Farmaajo oo uu uga warbixin doono wuxuu kusoo arkay Garowe.

Maanta wuxuu Madaxweyne Farmaajo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen.

Labadaan Madaxweyne iyo Madaxweynaha Hirshabeele ayaa lagu xantaa inay u ololaynayaan Madaxweyne Farmaajo inuu Xukunka sii joogo.

Puntlandi.com Garowe

A07C93D6-0045-45FC-82B0-83158FAC7CEA-523 DA7F74D4-C52F-40A3-9F48-E7DD558961EF.jpe

The post Qoorqoor oo Muqdisho kusoo laabtay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this