Deeq A. Posted January 4, 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor ayaa Muqdisho soo gaaray isagoo kasoo safray Caasimada Puntland ee Garowe. Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa u yeeray Madaxweyne Farmaajo, wuxuuna caawa kulan la qaadanayaa Madaxweyne Farmaajo oo uu uga warbixin doono wuxuu kusoo arkay Garowe. Maanta wuxuu Madaxweyne Farmaajo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen. Labadaan Madaxweyne iyo Madaxweynaha Hirshabeele ayaa lagu xantaa inay u ololaynayaan Madaxweyne Farmaajo inuu Xukunka sii joogo. Puntlandi.com Garowe The post Qoorqoor oo Muqdisho kusoo laabtay appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites