Deeq A. Posted January 4, 2021 Kate Foster ayey boqoradda Ingiriiska usoo magacawday safiirka u fadhin doona Soomaaliya iyada oo badali doonta Ben Fender February 2021-ka. Haddaba, Waa Tuma Kate? 2018-hadda: Xafiiska ra’isul wasaaraha, ku xigeenka madaxa arrimaha dowliga ah, xogheyaha amniga qaranka 2017: Madaxa waaxda istaraatiijiyadda Afrika ee barnaamijka horumarinta caaaliga ah 2015-2017: Yamen ayey joogtay iyada oo madax ka aheyd horumarinta caalamiga iyo xasaradaha ee Afrika iyo Yemen. 2014-2015: Hey’adda Ka jawaabiyadda Ebola ayey UK madax uga aheyd dalka Sierra Leone 2012-2014: Shirkadda horumarinta ee Crown, agaasime ku xigeen, arrimaha xasaradaha iyo banii’aadnimada 2011-2012: Save the Children, agaasime barnaamij, jawaabaha degdegga ah 2008-2011: Agaasime barnaamij, Save the Children, Koonfurta Suudaan 2006-2008: Isku duwe ka aheyd International Rescue Committee 2004-2005: Waxaa ay ka shaqeyn jirtay UNHCR, xagga dhalinyarada ee dalalka Sierra Leone iyo Liberia 1999-2004-tii, waxaa ay ka shaqeyn jirtay shirkada gaar ah Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites