Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekh Rusheeye oo laga joojiyay howlihii uu Gaalkacyo u tegay

Recommended Posts

Deeq A.   

Sheekh Cabdul-Xaaq oo loo yaqaano (Rusheeye) ayaa laga joojiyay hawlihii uu Galkacayo ka bilaabi lahaa, kadib markii dhowaan tegay magaaladaasi.

Warqad kasoo baxday maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa lagu yiri “Sheikh Rusheeye waa in uu joojiyaa hawlaha rushaynta ee uu doonayo inuu Gaalkacyo ka fuliyo, uusanna bilaabi Karin inta laga xaqiijinayo ujeedada dhabta ah ee hawsha uu dadweynaha u qabanayo.”

Sheekh Cabdul-Xaq Rusheeye iyo gaadiidkiisa ayaa shalay gaaray waqooyiga magaalada Galkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

Halkan hoose ka aqriso:-

f8b13ecb-a4b5-4e44-8ad2-834f5240653b

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this