Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaalida Mareykanka oo dhigay dibad-bax ballaaran + ujeedka

Recommended Posts

Deeq A.   

Soomaali iyo dad kale oo badan ayaa waxa ay isugu soo baxeen magaalada Minneapolis ee gobolka Minnessota halkaas oo ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihin wiil Soomaali ah oo magaaladaas ay boolisku ku toogteen.

Dadka isu soo baxay ayaa dalbanayay in qoyska Doolaal Ciid ay cadaalad helaan, iyo in mustaqbalka aanay middaas oo kale soo laaban.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in carruurtooda ay u cabsanayaan, sidaas daraadeedna aanay ka tagayn waddooyinka illaa wax laga qabto dilka Doolaal.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this