Sign in to follow this  
Deeq A.

RW Rooble oo dhaawacyo ku booqday isbitaalka Erdogan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada howlwadeennadii ka shaqeynayay dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ee Al-habaab shalay qaraxa la beegsadeen.

Ra’isulwasaaraha ayaa wareystay dhaawacyada oo uu mid kasta ku booqday sariirtiisa wuxuuna ilaah uga baryay caafimaad.

Ra’isulwasaaraha ayaa sheegay dowlada iyo shacabka soomaaliyeed ay ka go,antahay horumarinta dalka iyo la dagaalanka kooxaha argagaxisada.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay kana tacsiyeysay falkii Al-Shabaab ku beegsadeen muwaadiniin Soomaali & Turki ah oo ka shaqeynayay

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this