Sign in to follow this  
Deeq A.

Wadaad Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Australia+Sababta Dilka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wadaad Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Australia+Sababta Dilka

 xoogsade.jpg

Waxaa Magaalada Melbourne ee dalka Australia lagu Dilay Wadaad Soomaali ah oo la odhan jiray Shikh Mohamed Xoogsade kaasoo ka mid ahaa Culimadda dadka Quraanka ku akhriya.

Qaraabadda Marxuumka xaqiijiyay geerida marxuum Shiikh Maxamed Xoogsade.

Dilka Marxuumka ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay Nin Maskaxda ka xanuusan oo Shiikhu Quraan ku akhrinayay, kaasoo Shiikha si lama filaan ah dhowr jiray ugu dhuftay mindi u qarsooneyd.

Soomaalida ku nool magaalada Melbourne ayaa ka naxay dilka Shiikha, iyagoo  tacsiyeeyay geeridiisa.

Booliska magaalada ayaa la sheegay iney xidheen ninka dilka geystay, iyagoo geeyey xarumaha lagu daweeyo dadka dhimirka ka xanuunsan si uusan dhibaato kale u geysanin.

 

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this