Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqriso: War-murtiyeedka ka soo baxay shirka Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka, guddoomiyeyaasha labada Aqal, Saddex kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada, xubno kamid ah Midowga Musharixiinta, Urrurada Bulshada rayidka & xubno kale.

Gunaanadkii kulankan ayaa laga soo saaray War Murtiyeed ka kooban 4 qodob oo kala ah;

1- Dhameystirka Dastuurka Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.
2- Arrimaha taabagelinta Nidaam federaal oo dhameystiran
3- Arrimaha Amniga Qaranka.
4- Arrimaha doorashooyinka dalka.

Ugu dambeyn Madasha ayaa waxaa ay u mahad celisay Maamulka Puntland iyo Shacabka sida diiran oo ay u soo dhaweeyeen ka qeyb-galayaasha Madasha aragti Wadaaga ee Machadka Heritage iyo Madaxda machadka Heritage sida ay u soo agaasimneen Shirkaan.

Hoos Ka Akhriso Qodobada warmurtiyeedka oo faahfaahsan;

1-1.jpg

2-1.jpg

3-1.jpg4-2

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this