Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka oo Duqeeyey Idaacad Ay Leedahay Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   
Ciidamada cirka Mareykanka ayaa la sheegayaa in Drone ay ku duqeeyaan deegaanka kuunya Baroow ee hoostaga gobalka Shabeellada Hoose.
Duqeymahan oo loo adeegsaday diyaaradaha meelaha fog laga maamulo ayaa lala beegsaday xarun ay leedahay idaacadda afka Al-shabab ku hadasha ee Al-furqaan.
Illaa tiro 4 gantal kuwaas oo la rumeeysan yahay in ay rideen ciidamada Mareeykanka ee Soomaaliya , iyadoo lagu burburoyay gebi ahaan xarunta Idaacadda .
Sikastaba  lama shaacin Qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeeynta xarunta Idaacadda Al-shabaab , ee Al-furqaan.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this