Sign in to follow this  
Deeq A.

Faahfaahin , Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo la dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Alla ha u naxariistee Xildhibaan Khaliif Haashim Geeddi ayaa Xalay Qarax loogu xiray gaarigiisa, isla goobta ayuuna ku geeriyoodey., Marxuumka ayaa Qaraxa loogu xiray Shirka gaariga, Kasoo qarxay markuu gaariga galay.

Madaxweynaha Jubbaland oo iminka ku sugan Garowe ayaa ka tacsiyeeyey Geerida Xildhibaanka.

Inkastoo falkaan u Raad egyahay habdhaqanka Al-Shabaab hadana wali ma aysan sheegan.

Puntlandi.com Kismaayo

The post Faahfaahin , Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo la dilay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this