Deeq A. Posted January 1, 2021 Madaxtooyada Puntland waxaa ka socota Xaflad si Sare loosoo agaasimay oo lagusoo dhaweynayo Martida Kusugan Garowe. Masuuliyiinta ka khudbaynaya waxaa ka mida Madaxweyne Deni, Axmed Madoobe, Qoorqoor, Xasan Sheikh iyo Shariif Sh.Axmed. The post Xaflad lagu casumay Martida oo Madaxtooyada ka socata appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites