Sign in to follow this  
Deeq A.

Joe Biden oo Sida Fiinta uga qayliyey Isbaarooyin uu u dhigtay Donald Trump

Recommended Posts

Deeq A.   

Joe Biden oo Sida Fiinta uga qayliyey Isbaarooyin uu u dhigtay Donald Trump

Madaxweynaha Mareykanka ee la doortay Joe Biden ayaa sheegaya in kooxdiisii kala guurka ay la kulmeen waxa uu ku tilmaamay carqalad qayru masuulnimo ah oo kaga timid hoggaanka siyaasadeed ee Wasaaradda Difaaca.

Wuxuu sheegay in kooxdiisa kala guurka aysan helin macluumaad ku filan meelaha muhiimka ah ee amniga qaranka.

Hase yeeshee eedeyntaasi waxaa ganafka ku dhuftay ku simaha xoghayaha difaaca Christopher Miller.

trump-2.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this