Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo : – Musharax Madaxweyne Dahir Gelle oo Caawa Shaah la cabay Shacbiga Garoowe soona bandhigay muqaal cajiib ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharax Madaxweyne Dahir Maxamuud Gelle ayaa Caawa bartamaha magaalada Garoowe Shaah cabid iyo sheeko-ba la wadaagay qaar ka mid ah Dadweynaha ku nool caasimada Puntland ee Garoowe.

Qeybta Warbaahinta u qaabilsan Ololaha Madaxtinimo ee Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Gelle ayaa soo bandhigay muqaal aad quruxoon oo ay la wadageen Bulshada Somaaliyeed.

Halkan ka daawo muqaal Caawa Garoowe iyo Musharax Daahir Gelle :

The post Daawo : – Musharax Madaxweyne Dahir Gelle oo Caawa Shaah la cabay Shacbiga Garoowe soona bandhigay muqaal cajiib ah appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this