Deeq A. Posted December 28, 2020 Madaxweynaha Dowlada Puntland oo caawa fiidkii soo booqdey qaar kamida Martida ku sugan Garowe ayaa wuxuu booqdey Madaxweynaha Puntland oo degan meel aan ka fogayn hoyga Madaxweyne Deni. Labada Madaxweyne waxay iska waraysteen Xaalada labada Maamul , Wuxuuna Madaxweyne Axmed Madoobe uga mahadceliyey Puntland Wadashaqaynta wanaagsan ee labada dhinac. The post Madaxweyne Deni oo Salaan ugu tagay Sayid Axmed Madoobe appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites