Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Ciyaaryooydii Koonfur Galbeed oo la weeraray

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciyaartooyada Kubada Cagta Koonfur Galbeed ayaa xiligii Ciyaartu dhamaatayniyagoo u socda hoobtay deganaayeen ayaa la weeraray, ugu yaraan 5 Ciyaartooy iyo Dad kale oo la socday ayaa dhawacantay.

Lama oga cida weerarka ka dambeysay iyo sababta loo weeraray.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.con

The post Breaking News— Ciyaaryooydii Koonfur Galbeed oo la weeraray appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this