Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Karaash ayaa uga hortagay Gagida Diyaaradaha Wafdigii Madaxweyne Axmed Madoobe.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ka mahad celiyey Soo dhaweynta loo sameeyey wuxuuna sheegay in Marwalba oo Siyaasada Soomaaliya ay isku murugsanti oo halka Xal loosoo raadiyaa ay tahacay Garowe.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa loo galbiyey dhankaas iyo Madaxtooyada.

Puntlandi.com Garowe

CC029023-58C0-4B29-BAB9-3F4A9F31DCFA-800 1706583C-59CA-4295-BAAF-07F50699382C-800 5F9117B2-9668-4450-B04A-A5657B88128D-800

The post Madaxweyne Axmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garowe appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this