Sign in to follow this  
Deeq A.

Diiwaangelintii Codbixiyayaasha Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabatay Gobolka Togdheer Iyo Degmooyinka Ceel-Afweyn, Caynabo Iyo Gar-Adag

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco)-Diiwaangelintii Codbixiyayaasha ayaa si rasmi ah uga bilaabatay Gobolka Togdheer & Degmooyinka Ceel-Afweyn, Caynabo iyo Gar-Adag.


Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa shala kala u direy Goobaha dhammaan qalabkii, agabkii iyo Shaqaalihii Codbixiyayaasha Wajiga 3aad diiwaangelinaayay.


Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa sheegay inay si ballaadhan ugu diyaargaroobeen Wajiga 3aad ee diwaangelinta oo kala ah Gobolka Togdheer dhammaantii iyo Degmooyinka Caynabo, ceel Afweyn & Gar-Adag.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this