Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo : – ma kuwaa sidaa u hadalyaa Reer Garoowe ah !! Codka iyo Carabka waanu garneynaa,lakiin waanu ka xishoneynaa inaanu sheegno

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadeymo buuxa waxaa kuugu filan carabka, luuqda iyo siiqada qaswadayaashu in aanu aheyn luuqdii dadka Reer Garoowe .

Waa sheeko raqiis ah oo wakhtigeedii dhamaaday in dad shacbi ah inta qaab qabiil loo soo abaabulo la yiraa taageera Madaxweynaha iyo Dawlada Federaalka ah ee Daarood ee uu hogaamiyo Farmaajo.

Halkan ka fiirso qaswadayashii Villa Somaaliya shilimaadka looga soo diray ee loogu talo galay in ay carqaladeyaan kulanka is arag iyo dood wadaaga ah ee Hogaamiyaayasha Siyaasada Somaaliya uga furmaayo Garoowe.

Kooxda Farmaajo Filmkoodu waa War war ku qari, oo ah warka Kulanka Garoowe ku qari oo dadka soomaaliyeed ku mashquuli oo buunbuuni war raqiis ah oo ah Garoowe banaabxayo ayaa ka dhacay :

The post Daawo : – ma kuwaa sidaa u hadalyaa Reer Garoowe ah !! Codka iyo Carabka waanu garneynaa,lakiin waanu ka xishoneynaa inaanu sheegno appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this