Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo heesta Xulka kubada Cagta Puntland, Koonfur Galbeed iyo Puntland oo Ciyaaraya maanta, kala soco Puntlandi.com

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta duhurkii 1 duhurnimo waxaa Wada Ciyaaraya Puntland iyo Koonfur Galbeed, Ciyaartu waxay ka dhacaysaa Muqdisho waxayna qayb ka tahay horyaalka kooxaha Maamul Goboleedyada .

Puntlandi.con kala soco Ciyaarta

Waatan heestii Koobka keena iyo kooxda Mahiraan Band

The post Daawo heesta Xulka kubada Cagta Puntland, Koonfur Galbeed iyo Puntland oo Ciyaaraya maanta, kala soco Puntlandi.com appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this