Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Wasiirka Amniga Jubbaland oo Madaxweyne Farmaajo talo usoo jeediyey una mahadceliyey Musharixiinta Madaxweynaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Ambiga Jubbaland Cabdirshiid Janan oo Saxaafada kula hadley Duleedka Baledxaawo ayaa sheegey in uu aad ugu mahadcelinayo Maduuliyiintii Xalay ka Khudbeeyey Muqdisho oo uu ugu horeeyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Janan ayaa Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu iscasilo isagoo ku eedeeyey inuu Dab ka huriyey Gobolka Gedo.

Hoos ka daawo

trim.37F614BC-8D78-4983-BE03-EB33808DD1B3

The post Daawo Wasiirka Amniga Jubbaland oo Madaxweyne Farmaajo talo usoo jeediyey una mahadceliyey Musharixiinta Madaxweynaha appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this