Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada?

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaaklada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana kulanka shir guddoomainaayey ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga doorashooyinka, khilaafka u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya iyo Kenya iyo kaalinta uruka IGAD ay ku leeyihiin xalinta khilaafka u dhaxeeyo labda dhinac  ee xadka.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa markii uu shirka soo idlaaday Warbaahinta u sharxay qodobada ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this