Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland iyo Galmudug oo Ku Heshiiyey Iney Dhexdhexaadiyaan Dhinacyada Ku Kala Aragti Duwan Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug oo maanta madaxdooda ay shir ku lahaayeen magaalada Galkacyo ayaa soo saaray war murtiyeed ay ugu hadlayaa waxyaabaha ay ku heshiiyeen.

Labada dhinac ayaa isku afgartay iney ka wada shaqeeyaan amniga iyo dhaqaalaha iyo xataa isdhexgalka labada bulsho.

Waxaa kale oo heshiiska ka mid ah in ay ka wada shaqeeyaan sidii la isugu soo dhoweyn lahaa dhinacyada ku kala aragti duwan hannaanka doorashada

Akhriso:

 

kii-804x1024.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this