Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa ka soo baxay shirkii Puntland iyo Galmudug ee Gaalkacyo?

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16088074749006686-1.jpg?resize=72

Masaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo maanta shir ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa soo saaray war-murtiyeed wadajir ah.

Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay ku heshiyeen in ay ka shaqeeyaan sidii la isugu soo dhaweyn lahaa dhinacyada ku kala aragtida duwan doorashada Soomaaliya ee 2020/2021.

Sidoo kale qodobada ay ku heshiiyeen waxaa mid ah in ay iska kaashadaan amniga gudaha labada maamul iyo la dagaalanka Al-shabaab iyo Daacish.

FB_IMG_16088124415153899.jpg?resize=720%

PUNTLAND POST

The post Maxaa ka soo baxay shirkii Puntland iyo Galmudug ee Gaalkacyo? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this