Sign in to follow this  
Deeq A.

Caanaha Dameeraha Oo La Ogaaday Inay Difaac Ka Yihiin Karoonaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalal badan oo ku yaalla qaaradda Yurub waxa kor u kacay qiimaha lagu iibsado caanaha dameeraha, sida dalka Albania oo qiimaha halka litir (1 litre) la siinayo lacag ka badan $60, iyadoo markii horeba aan laga heli jirin dameeraha ama ay u yaraayeen dalal badan.

Khubarada wadamada qaar ayaa sheegay in caanahani ay kor u qaadaan difaaca isla markaana hoos u dhigayaan heerka uu qofka ugu dhici karo caabuqa Covid-19, waxaana ay sidoo kale hagaajinayaan habka neefsashada ee qofka.

Wali ma ah wax la isku raacay balse waxay ku koobantahay wadamada qaatay iyo dadka aaminay oo kaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this