Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalka Sacuudiga oo joojiyay in loo safro Xaramka

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Sacuudiga oo joojiyay in loo safro Xaramka

xaram.jpg

Dowladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday joojinta duulimaadyada caalamiga ah muddo toddobaad ah kadib markii uu soo ifbaxay culeys cusub oo la xirriira fayraska Corona.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Sucuudiga ayaa sheegtay in duulimaadyada caalamiga ah ee horeyba ugu jiray dalka loo ogolaan doono inay ka baxaan.

Masuuliyiintuna waxay sharraxeen in safarka dhanka badda sidoo kale la hakiyay toddobaad, iyadoo go’aankan dib u eegis lagu samayn doono muddo gaaban gudaheeda..

Go’aanka ayaa la filayaa inuu saameyn ku yeesho qorshayaasha kumanaan dad filayaay inay Xaramka tagaan dhawaan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this