Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Guddoomiyaha BF oo la kulmay odayaasha Koonfur Galbeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Ku simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, ayaa magaalada Baydhabo ee xaruunta dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed kulan is xog-wareysi ah kula yeeshay odayaasha dhaqanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, oo odayaasha ka dhageystay warbixino kala duwan ayaa kala hadlay horumarinta  iyo ka shaqeynta nabada deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyaaha ayaa tilmaamay doorka odayaasha ee isku xirka bulshada, waxaana uu kula dardaarmay inay u midoobaan sidii dowladda Koonfur galbeed ay kala shaqeyn lahaayeen dadaalada ay waddo ee daadajinta nidaamka dowladnimadda.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

2b670947-8b80-4c24-872b-5c404c0a85e7.jpg 2e2cc629-ae8e-4b98-a31c-96035922debd.jpg 14ce1927-5553-4897-b3b0-6b0547f91393.jpg 40bd1362-6b92-4606-b7e5-8d8ab3ac9583.jpg 4773cb99-9692-4610-aa51-66ae17cf9b3a.jpg 96390bd8-2716-44fd-bf5a-a90f2c73c235.jpg c6b94ba0-aee9-4520-943f-350e2af0987d.jpg ce05f2b0-cc6e-46c6-9c9b-51ca1b6239b5.jpg d1b7f65e-212e-4005-be0d-1f3d977ca73f.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this