Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Dibada Dalka Malawi Oo Hargeysa Yimid

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wafti uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha Dibada ee Wadanka Malawi Francis Kasaila ayaa saaka Ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Wasiirka oo ay waftigiisan ku wehelinayeen Xubno ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi waxa garoonka diyaaradaha Ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo xubno Kale.

Waftigan ayaa la filaayaa in ay la kulmaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo golayaasha xeerdajinta Qaranka Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this