Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Malawi oo soo gaadhey Magaalada Hargeisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Dibadda Malawi oo soo gaadhey Magaalada Hargeisa

Wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Malawi Francis Kasaila ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa. Waxaa Madaarka Hargeysa ku qaabilay kuna soo dhaweeyay dhigiisa arrimaha dibada ee Somaliland Wasiir Faratoon.

.malaawi-300x300.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this