Deeq A. Posted December 19, 2020 Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Tima-cadde, oo xalay warbaahinta kula hadlay Garoowe, ayaa ka tacsiyeeyay dhammaan Saraakiishii, mas’uuliyiintiia iyo shacabkii ku dhintay Qaraxii Gaalkacyo. Wasiir Tima-cadde ayaa ku baaqay in dadka Reer Galmudug iyo Puntland ee wada-deggan Gaalkacyo ay dhammaantood meel uga soo wada-jeestaan kooxaha Qaraxyada ka fuliyaha magaalada, islamarkaana dagaal wadajir ah lagu qaado. Sidoo kale, Wasiirka ayaa ku boorriyay guud ahaan umadda Soomaaliyeed, in ay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha dilalka iyo Qaraxyada ka gaysta gudaha Soomaaliya. Hoos ka daawo Muuqaalka PUNTLAND POST The post Puntland oo hal qodob ku baaqday kadib Qaraxii Gaalkacyo appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites