Deeq A. Posted December 18, 2020 ee Gobolka Galgaduud. War kooban oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in uu Odayaasha kala hadlay Nabadeynta iyo dib-u-heshiisiinta sidii horey loogu sii amba qaadi lahaa. Sidoo kale Odayaasha ayaa Ra’iisul Wasaaraha warbixin ka siiyey xaaladaha deegaanka iyo arrimaha u baahan in Xukuumaddu ay wax kala qabato ee dhinacyada horumarka iyo kaabayaasha adeegyada bulshada. Xeraale ayaa ka mid ah deegaanada ay sida daran u saameeyeen colaadaha, gaar ahaan dagaal beeleedyo sababay dhimasho & dhaawac intaba. View the full article Share this post Link to post Share on other sites