Sign in to follow this  
Abu-Salman

The President Accept Illegal Extraditions but Bargains for Clan Relatives!

Recommended Posts

N.O.R.F   

^^Now, what does that have to do with commenting on this thread and 'odayga ma dhaantiin'?

 

Get a grip mate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Shabelle

 

Madaxweeynayaasha Somalia iyo France oo ka wada hadlay Arimaha Somalia iyo Burcad badeeda.

 

Paris .2008. (Sh.M.Network)-Maxaweeynayasha Wadamada France iyo Somalia ayaa ka wada hadlay Arimaha Somalia iyo Weliba Burcad Badeeda Somalida ah ee sida la sheegay dhibaateeya Maraakiibta Marta Xeeba Somalia.

 

Madaxweeynaha Somalia Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa mar uu kulan la yeeshay Madxweynaha Dalka France Nicolas Sarkozy iyo Saraakiil Sarsare oo dalkaasi ah ayaa Tilmamay in kooxaha Burcad badeda Somalida ah ee Lixda ka mid ah ee maxkamada lagu saaray Dalkasi ayaa sheegay in ay suurto gal tahay in ay ka soo jeedan Jufadiisa.

 

Cabdullaahi Yusuf oo Dowlada France kala hadlay arimo fara badan ayaa waxaa tilmamay hadii ay kooxahaasi ay ka soo jeedaan Beeshiisa iyo hadii kale ay mudan Yihiin In la soo taago sharciga.

 

Mar wax laga Weeydiiyo haadlo lagu soo daabacay Website laga leeyahay Dalkasi France oo soo xiganayay ilo wared aan sax aheey ayuu waxaa uu tilmaamay madaxweeynaha Soamalia uu u maleeynayo in 4 ka mid ah kooxahasi 6ad ah ee Burcad badeeda Somaliada ay isku beel yihiin.

 

Ciidamada Farance ayaa lix ka mid ah kooxaha Burcad Badeeda Somalida ah waxaa ay qabteen 11kii bishii aynu ka soo gudbnay ee April xili ay gacanta ku soo dhigeen Ciidamada France kuwaasi oo u gudbiyay Dalka France.

 

Shabelle Media Network.Somalia.

 

Madaxweyne Yuusuf “6-da Nin ee Faransiisku gacanta ku dhigeen waa qoyskeyga, ,wixii burcad ah in wax laga qabto raali baan ka ahay”

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Che -Guevara:

^Adiga far waaweyn in wax laguugu qoro waaye

Marku midi ka leexdo sheekada yes!

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Your comment made no sense then it was found to be irrelevant to the thread. Sorry for putting you to task on it,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Dayniile & other leading tabloids would have published but I can't find anything remotely suggesting Yeey campaigned for his relatives be released. That's not the kind of Yeey I have come to known. Monkeys are more merciful to their kins than Yeey to his folks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this