Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa Ka Soconaya Dekadda Berbera Tan Iyo Intii DP World La Wareegtay??

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Waxa wali socda dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo shirkadda DP World ay ku bixisay 400 oo milyan oo Dollar.

Waxaa sidoo kale la casriyeeyay qalabka iyo adeegga dekeddii Berbera ee hore u shaqaynaysay oo maamulkeeda shaqo ay gacanta ku Hayso shirkadda DP Word.

Maalgashiga dekedda Berbera oo ay ku bahoobeen Somaliland iyo DPW ayaa waxa sidoo kale saami ku leh dalka Itoobiyaa.

Siciid Xasan Cabdillaahi oo Somaliland madax uga ah dekeddaha ayaa wariyaha BBC-da ee Hargeysa Sidiiq Burmad uga warramay isbeddelka shaqo iyo dhisme ee dekedda Berbera laga Sameeyay intii ay heshiiska maalgashi la galeen shirkadda DP Word, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this