Sign in to follow this  
Deeq A.

Joe Biden oo xil u magacaabay nin xilfaaltan adag ka dhexeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa u magacaabay Pete Buttigieg, in uu hoggaamiyo Waaxda Gaadiidka ee maamulkiisa cusub.

Buttigieg ayaa mar ahaa qof ay aad u xifaaltameen Biden intii uu jirey ololihii is-reeb reebka xisbiga Dimuqraaddiga ee qofka u matali lahaa tartanka doorashada, kaasi oo Biden uu ku guuleystay.

Buttigieg, oo horey u soo noqday duqii magaalada South Bend ee Indiana, ayaa ololihiisa oo dar-dar ku billowdey kadib uu hoos u dhacay, taas oo sababtay in uu tartanka ka haro islamarkaasina uu taageero u muujiyo Biden.

PUNTLAND POST

The post Joe Biden oo xil u magacaabay nin xilfaaltan adag ka dhexeeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this