Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Musharraxiinta oo Cambaareeyey Mudaharaadayaal Muqdisho Lagu Rasaaseeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha midowga Musharraxiinta ayaa si kulul u cambaareeyey rasaas maanta ciidamada dowladda ay ku fureen dad dhigayey mudahaaraad ka dhan ah Farmaajo, waxaana jiray khasaare ka dhashay rasaastaasi oo soo gaaray dadkii mudaharaadayey, waxaana  ay ku sheegeen qoraal ay soo saareen in mas’uuliyadda falkaas uu qaadayo Farmaajo.

Sidoo kale Midowga Musharraxiinta ayaa qoraalkooda ku sheegay in ciidamada Gorgor iyo Haramcad oo turkiga uu tabaabaray loo adeegsaday in lagu caburiyo shacabka, iyagoo intaas ku daray in gobolka Banaadir iyo Hey’adda Nisa ay raadinayaan dadkii diabadbaxayaasha ah, waxaana ay ku yiraahdeen qoraalkooda waxaa la xiray afar ruux.

Halkaan hoose ka akhriso

Image may contain: text

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this