Deeq A. Posted December 14, 2020 Guddiga hirgelinta Doorashadda dawlad goboleedka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey yeeshay waxaa ay cod aqlabiyad ah Guddoomiye ugu doorteen Maxamed Daahir Guuled, halka Guddoomiye ku-xigeen ay u doorteen Cabdirahman Ismaaciil Shire. Maxamed Daahir Guuleed ayaa ka mahadceliyay xilka ay u doorteen, waxaana uu ballan qaaday in uu bulshada si cadaalad ah ugu adeegi doono. View the full article Share this post Link to post Share on other sites