Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashada Galmudug oo doortay guddoomiye cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta Doorashadda dawlad goboleedka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey yeeshay waxaa ay cod aqlabiyad ah Guddoomiye ugu doorteen Maxamed Daahir Guuled, halka Guddoomiye ku-xigeen ay u doorteen Cabdirahman Ismaaciil Shire.

Maxamed Daahir Guuleed ayaa ka mahadceliyay xilka ay u doorteen, waxaana uu ballan qaaday in uu bulshada si cadaalad ah ugu adeegi doono.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this