Sign in to follow this  
Deeq A.

Aweys Aar “Mushaarkayga Ayaan Ku Bixiyaa Horomarinta Kooxda Da’yarta Itaal FC”

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimaha Goobjoog TV ahna Maamulaha Kooxda Akadeemiyada Itaal FC Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) ayaa sheegay in horomarinta dhalinyarada kooxdiisa uu ku bixiyo mushaarkiisa,balse waxa uu sheegay in uu u baahanyahay kaalinta qurbajoogta iyo ganacsatada Soomaaliyeed,si horomar sare ay u gaaraan dhallinyarada uu gacanta ku haayo,kuwaas oo loo diyaarinayo horomarka iyo guulaha kubbadda cagta dalka.

Daawo Maamule Aweys Aar Oo La Hadlay Goobjoog Sports

Sidoo Kale Aqriso Xogta Ku Saabsan Da’yarta Itaal

Som United Oo Qalab isboorti Ku wareejisay Akadeemiyada Itaal

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this