Sign in to follow this  
Deeq A.

Ardayda Puntland oo loo fasaxay shahaadada Federaalka

Recommended Posts

Deeq A.   
PhotoCollage_20201213_195045349.jpg?resi

Dowladda Federaalka iyo Puntland ayaa is-afgarad ka gaaray shahaadada dugisga sare ee ardayda Puntland oo muddo labo dano muran ka taagnaa.

War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen wasaaradaha waxbarshada Dowladda Federaalka iyo Puntland ayaa lagu sheegay in kulan ay yeesheen madaxda labada wasaaradood ay isku afgarteen qodobada kala ah.

1- In adayda Puntland ee dhamaysay dugsiga sare loo fasaxay shahaadadii dugsiga sare ee federaalka oo laga heli doono xarunta Wasaaradda Waxbarshada Puntland iyo tan Federaalka ee Muqdisho.

2. In la isugu yimaado shirweyne looga arrinsanayo arrimaha waxbashada dalka.

Muddo labo sano ardayda Puntland ee dhamaysatay dugsiyada sare ayaa helin shahaadada Dowladda Federaalka.

FB_IMG_16078756609082041.jpg?resize=720%

PUNTLAND POST

The post Ardayda Puntland oo loo fasaxay shahaadada Federaalka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this