Sign in to follow this  
Deeq A.

War Naxdin Leh: Hooyo 4 Carruur Ah Oo Ay Dhashay Ku Gubtay Guri Ku Yaalla Gobolka Togdheer

Recommended Posts

Deeq A.   

Afar Carruur ah oo Walaalo ah ayaa Hooyadii dhashay ku gubtay Deegaanka Naqdhabiijo oo ku yaalla bariga gobolka Togdheer.

Laba ka mid ah Carruurta ayaa geeriyooday halka labadii kale oo dhaawac ah-na la keenay Cisbitaalka magaalada Burco.

Wariye Xabiib Cige Xasan, oo Burco ku sugan ayaa sheegaya in Hooyada Carruurta gubtay Ciidamadu gacanta ku hayaan.

Weli ma cadda sababta Hooyadani u gubtay Carruurteeda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this