Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg-Deg: Qarax lala eegtay Cidamada Somalia oo Gilgilay Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Deg-Deg: Qarax Gilgilay Magaalada Muqdisho

qarax-1.jpg
  Qarax ayaa Gilgilay magaalada Muqdisho kaas oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Qaraxa oo ahaa kuwa dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Somaliya oo watay gawaadhida dagaalka, waxaana lagula eegtay Meel u dhaxaysa Isgoyska KM4 iyo Isgoyska Tarabuunka.

Laamaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxaas uu geystay dhimasho iyo dhaawac, balse aan la ogayn tirada rasmiga ah ee ay waxyeelada ka dhalatay qaraxaas.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this