Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray magaalada Dooloow

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi ka socda hay’adda UNOCHA ee qaramada midoobe, oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo.

Wafdiga ayaa la kulmay kooxaha samafalka, maamulka degmada iyo dadka degaanka oo ey ka wareysteen adeegyada gargaarka iyo caqabadaha taagan.

Waxay booqdeen xarumaha caafimaad iyo wax barasho ee qaramada midoobe ay ka hirgalisay Dooloow

Magaalada Dooloow waxaa ku yaala xeryo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah kuwaas oo u baahan gargaar dhinacyo badan

Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy.

PUNTLAND POST

The post Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray magaalada Dooloow appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this