Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulaha Guud Ee Astaan Tv Cabdimanaan Hadda Xabsiga Laga Sii Daayay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Waxa hadda xabsiga laga sii daayay maamulaha guud ee warbaahinta Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf.

Cabdimanaan ayaa bishii hore maxkamadi ku xukuntay 5 sanadood oo xadhig ciqaabeed ah , ganaxaax lacageed iyo xayiraad lagu rogay warbaahintiisa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this