Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi ka socda QM oo gaaray gobolka Gedo + Ujeedka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee Qaramada Midoobe oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo.

Wafdiga ayaa la kulmay kooxaha samafalka , maamulka degmada & dadka deegaanka oo ey ka wareysteen adeegyada gargaarka iyo caqabadaha taagan.

Sidoo kale waxay booqdeen xarumaha caafimaad iyo waxbarasho ee Qaramada Midoobe ay ka hirgalisay Dooloow

Magaalada Dooloow waxaa ku yaala xeryo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah kuwaas oo u baahan gargaar dhinacyo badan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this