Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku sii jeeda magaalada Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaran magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntlaad.

Wararka waxa ay sheegayaan in safarkan uu billow u yahay socdaallo uu ra’iisul wasaare Rooble ku mari doono maamul gobaleedyada dalka, kaas oo looga gol-leeyahay in isu aragti laga noqdo arrimaha doorashada oo hadda lagu murasan yahay.

Shalay galinkii dambe waxaa degmada Garoowe gaaray wasiirka arrimaha dibadda iyo mas’uuliyiin kale oo horudhac u ah wafdiga ra’iisul wasaaraha.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this